Madaxweyne Caan ah oo Imaaraadka ku qal qaalinaya in ay iibsadaan koox Wiilkiisa taageero

Dalka Imaaraadka Carabta ayaa doonaya in ay kordhiyaan maalgashiga ay ku sameenayaan kooxaha kubada cagta ee caalamka ka dhisan, waxa ayna hada qorsheenayaan in Qaarada Laatin Amerika kooxo ka iibsadaan. Madaxweynaha dalka Brazil Jair Bolsonaro, oo booqasho ku tagay dalka Imaaraadka Carabta ayaa shalay sheegay in in Imaaraadka doonayaan in ay iibsadaan labo kooxood oo … Continue reading Madaxweyne Caan ah oo Imaaraadka ku qal qaalinaya in ay iibsadaan koox Wiilkiisa taageero